Category: Wararka

1 1,230 1,231 1,232 1,233 1,234 2,819 14784 / 33825 POSTS
Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson oo laga saaray isbitaal loogaga daweynayay Coronavirus

Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson oo laga saaray isbitaal loogaga daweynayay Coronavirus

Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson ayaa laga saaray maanta isbitaal loogaga daweeyay xanuunka Coronavirus,isagoo muddo saddex maalmood ah ku jirey qe [...]
Wasiiru dowlihii Cadaaladda Maamulka Hirshabeelle oo u geeriyooday Coronavirus

Wasiiru dowlihii Cadaaladda Maamulka Hirshabeelle oo u geeriyooday Coronavirus

Wasiiru dowlihii Cadaaladda Hirshabeelle Xildhibaan Khaliif Muumin ayaa goor dhow u geeriyooday cudurka Coronavirus oo maalmihii la soo dhaafay u xanu [...]
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Boosaaso idinkaga soo jeedinaya Faad [...]
Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada xubintii maanka dadweynaha iyo magrafoonka Daljir oo idin kaga imaanaysa Daljir Qardho, waxaana inoo haya M. Fantasti [...]
Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddiga qaban qaabada Doorashada Golaha degaanka Gaalkcyo

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddiga qaban qaabada Doorashada Golaha degaanka Gaalkcyo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kariye Qoorqoor ayaa wareegto ku Magacaabay Guddiga Qaban qaabada Doorashada Golaha Deegaanka Ee D [...]
Qofkii ugu horeeyey ee Soomaali ah oo Coronavirus ugu dhintey Sacuudiga

Qofkii ugu horeeyey ee Soomaali ah oo Coronavirus ugu dhintey Sacuudiga

Dalka Sacuudiga ayaa waxaa uu kamid yahay meelaha uu saameeyey cudurka Coronavirus,waxaana jira dad ka badan 50 Ruux oo Cudurkaasi ugu geeriyodey dalk [...]
Puntland oo sheegtay in aysan aqbali doonin dib u dhaca doorashada in marmarsiiyo looga dhigto Coronavirus (dhegayso)

Puntland oo sheegtay in aysan aqbali doonin dib u dhaca doorashada in marmarsiiyo looga dhigto Coronavirus (dhegayso)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed C/raxmaan Dhabancad ayaa ka hadlay mowqifka Puntland ay ka taagan tahay dib u dhac ku yimaada qabsoomida doo [...]
Madaxweyne Farmaajo oo ugu hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sanad-guurada 60-aad

Madaxweyne Farmaajo oo ugu hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sanad-guurada 60-aad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayd [...]
Dilaalki u dambeyeey ee ka dhacay Puntland oo dad lo qabtay (dhegayso)

Dilaalki u dambeyeey ee ka dhacay Puntland oo dad lo qabtay (dhegayso)

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo sheegay in dad loo qabqabtay dilalkii ugu dambeeyey ee ka dhacay Puntland, xilli x [...]
Maraykanka oo tirada dadka u dhintey Coronavirus ay ka sara martay dalka Talyaaniga

Maraykanka oo tirada dadka u dhintey Coronavirus ay ka sara martay dalka Talyaaniga

Dalka Maraykanka ayaa noqday wadanka ugu badan ee dad ay ugu dhintaan cudurka Coronavirus iyadoo dalka Talyaaniga uu ahaa wadanka ugu badan ee dad ay [...]
TALOKEEN: Talooyin ku saabsan Amniga (dhegayso)

TALOKEEN: Talooyin ku saabsan Amniga (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Wariy [...]
1 1,230 1,231 1,232 1,233 1,234 2,819 14784 / 33825 POSTS