Category: Wararka

1 1,222 1,223 1,224 1,225 1,226 2,823 14688 / 33874 POSTS
NUSOJ “Waa nasiib darro xariga wariye Mukhtaar Catoosh.” Dhegayso

NUSOJ “Waa nasiib darro xariga wariye Mukhtaar Catoosh.” Dhegayso

Ururka suxufiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa si adag u cambaareeyey xarig uu maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya kula kacay wariye caan ah o [...]
Jubbaland oo eedeyn culus u jeedisay DFS

Jubbaland oo eedeyn culus u jeedisay DFS

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyey inaysan weli soo gaarsiin lacag hal Milyan oo Dollar ah oo ay u balan qaaday Maamul G [...]
Dowladda oo sheegtay in ay Wax ka badashay Xaaladda Isbitaalka Martiini

Dowladda oo sheegtay in ay Wax ka badashay Xaaladda Isbitaalka Martiini

Dowladda ayaa maanta qolalka xaaladda degdegga ah (ACU) ee Isbitaalka ku xirtay Labaatan (20) sariirood oo loo dhammeestiray dhammaan qalabkii loo baa [...]
Dowladda Puntland oo shaacisay qof loga shakisana Covid19 inuu geeriyooday (dhegayso)

Dowladda Puntland oo shaacisay qof loga shakisana Covid19 inuu geeriyooday (dhegayso)

Guddiga Puntland u qaabisan ka hortagga Cudurka Coronavirus ayaa Warbixin ay soo saareen waxaa ay shaaciyeen in qof looga shakiyey Cudurka COVID19 baa [...]
QM oo sheegtay in Caalamka kusoo wajahan tahay musiibo kale

QM oo sheegtay in Caalamka kusoo wajahan tahay musiibo kale

Dunida ayaa khatar ballaaran ugu jirta macluul baahsan oo ka dhalan doonta fayraska Corona ee safmarka ah, sida ay ka digtay Qaramada Midoobay. D [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daa [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Badhan (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Badhan (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Qorshaha daryeelka agoonta Tuli Guuleed oo tashi loogu jiro (sawirro)

Qorshaha daryeelka agoonta Tuli Guuleed oo tashi loogu jiro (sawirro)

Degmada Tuli Guuleed ee Gobolka Faafan ayaa labadii sannadood ee u dambaysay waxa ay ku sugnayd xaalado dagaal iyo weeraro joogto ah oo maleeshiyaadka [...]
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Boosaaso. https://soundcloud.com/user- [...]
Haweenka PUNTLAND iyo Muhiimada Haweenka u leeyihiin Siyaasadda & Arrimaha Bulshadda (Taxanaha 3aad | dhegayso)

Haweenka PUNTLAND iyo Muhiimada Haweenka u leeyihiin Siyaasadda & Arrimaha Bulshadda (Taxanaha 3aad | dhegayso)

Ku soodhawaada Barnaamijka GESI ee kobcinta doorka haweenka ee kaqaybqaadashada siyaasadda iyo aayo-ka-talinta bulshada Puntland Barnaamijyadan tax [...]
RW Khayre & Safiirrada dalalka Saaxiibka ah Soomaaliya iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo ka hadlay xakameynta COVID-19

RW Khayre & Safiirrada dalalka Saaxiibka ah Soomaaliya iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo ka hadlay xakameynta COVID-19

Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, safiirrada dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya iyo wakiillada hey'ada [...]
Soomaaligii u horeeray oo Coronavirus ugu geeriyooday dalka Koofur Afrika

Soomaaligii u horeeray oo Coronavirus ugu geeriyooday dalka Koofur Afrika

Waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika ku geeriyooday muwaadinkii u horeeyay oo Soomaali ah, lana xanuunsanaa cudurka Cor [...]
1 1,222 1,223 1,224 1,225 1,226 2,823 14688 / 33874 POSTS