Category: Wararka

1 1,223 1,224 1,225 1,226 1,227 2,821 14700 / 33843 POSTS
Maamulka Caabudwaaq oo sheegay in ay joojinayaan Gaadiidka ukala safra Muqdisho iyo Caabudwaaq (dhegayso)

Maamulka Caabudwaaq oo sheegay in ay joojinayaan Gaadiidka ukala safra Muqdisho iyo Caabudwaaq (dhegayso)

Iyadoo magaalada Caabudwaaq maalinkasta Muqdisho ay kaga yimaadaan kagana safraan in kabadan Boqol qof kuwaasi oo ku safra Gaadiidka dhulka ayaa maa [...]
Qaadka laga keeno dalka itoobiya oo dhibaato ku haya dadka ku nool Tuulooyinka Nugaal (dhegayso)

Qaadka laga keeno dalka itoobiya oo dhibaato ku haya dadka ku nool Tuulooyinka Nugaal (dhegayso)

Faadumo maxamed oo kamid ah haweenka gobalka Nugaal siiba Howdka Tuuladda Hayaan ayaa sheegtay inuu dhibaato ku hayo qaaad si sharci darro ah lagu soo [...]
Dhismaha Wajiga 3aad ee laamiga  Burtinle oo socda (dhegayso)

Dhismaha Wajiga 3aad ee laamiga Burtinle oo socda (dhegayso)

Waxaa si habsami leh usocda dhismaha wajigii 3aad ee laamiga dhexmara degmada burtinle ee gobolka nugaal oo uu ku deeqay madaxwayne siciid c/laahi den [...]
Puntland oo faahfaahin kabixisay wararkii ugu dambeyeey ee COVID19

Puntland oo faahfaahin kabixisay wararkii ugu dambeyeey ee COVID19

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland Faarax Maxamuud Cawaash ayaa Warbaahinta uga Warbixiyey warbixintii maalinlaha ahayd e [...]
Taliska Dekadda Boosaaso oo Awaamir Cusub ku dhawaaqay (dhegayso)

Taliska Dekadda Boosaaso oo Awaamir Cusub ku dhawaaqay (dhegayso)

Taliyaha ciidanka Booliska dekedda Bosaaso Kornayl Maxamed Cali Xaashi ayaa sheegay laga bilaabo 22 Bishan Dekedda Bosaaso lagu galayo hab cusub. [...]
Dr Maxmed Cali Fuje oo Bulshada Soomaaliyeed uga Digay Khatarta iyo Saameynta COVID-19

Dr Maxmed Cali Fuje oo Bulshada Soomaaliyeed uga Digay Khatarta iyo Saameynta COVID-19

Tala-bixiyaha caafimaad ee COVID 19, Dr Maxmed Cali Fuje, ayaa bulshada Soomaaliyeed uga digay khatarta iyo saameynta xad dhaafka ah ee cudurkaan sida [...]
Xildhibaan Daahir Ciiro oo dawlada Puntlnad ugu baaqay inay siyaasad cad ka yeelato Armaha bandowga deegaanada PL

Xildhibaan Daahir Ciiro oo dawlada Puntlnad ugu baaqay inay siyaasad cad ka yeelato Armaha bandowga deegaanada PL

Xildhibaan Daahir Ciiro ayaa dawlada Puntlnad ugu baaqay inay siyaasad cad ka yeelato Armaha bandowga deegaanada Putlnad oo uu sheegay inaysan waxba [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta DaljirGaroowe inoo ka daadihinaya Wari [...]
TALOKEEN: Taloooyinka ku saabsan nidaamka Asxaabta badan ee Puntland & siday ku hirgali karaan (dhegayso)

TALOKEEN: Taloooyinka ku saabsan nidaamka Asxaabta badan ee Puntland & siday ku hirgali karaan (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan [...]
Dhallinyarada Wajaale oo bulshada ka wacyigalinaya COVID-19

Dhallinyarada Wajaale oo bulshada ka wacyigalinaya COVID-19

Dhalinyarada ismaamulka magaalada WAJAALE ee Dawlada Deegaanka Soomaalida (DDS) oo kaashanaya maamulka degmada Wajaale ayaa si mutadawacnimo ah waxa a [...]
Dolwadda oo Xaqiijisay Inay Kordheen Xaaladaha COVID-19 iyo tirada dadka u Geeriyooday

Dolwadda oo Xaqiijisay Inay Kordheen Xaaladaha COVID-19 iyo tirada dadka u Geeriyooday

Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka Bulshada, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa xaqiijisay in laba ruux oo kamid ah dadkii uu ku dhacay COVID-19 ay geer [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Garoowe  (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
1 1,223 1,224 1,225 1,226 1,227 2,821 14700 / 33843 POSTS