Haweenka PUNTLAND iyo Muhiimada Haweenka u leeyihiin Siyaasadda & Arrimaha Bulshadda (Taxanaha 3aad | dhegayso)

Ku soodhawaada Barnaamijka GESI ee kobcinta doorka haweenka ee kaqaybqaadashada siyaasadda iyo aayo-ka-talinta bulshada Puntland

Barnaamijyadan taxanaha waxa aan kaga hadli doonaa Muhiimada Haweenka u leedahay Siyaasada & Arrimaha Bulshadda. Waxaan barnaamijka ku iftiimin doona caqabadaha ay la kulmaan haweenka leh hanka siyaasadeed, iyo sida looga wada shaqayn karo in haweenka iyo gabdhaha dhalinyarada ay helaan xaqa dastuuriga ee ay ku matali karaan uguna shaqayn karaan bulshadooda.

Hoos kaga bogo Taxanaha 3aad ee barnaamijka


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com