Category: Wararka

1 1,008 1,009 1,010 1,011 1,012 2,821 12120 / 33843 POSTS

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xar [...]
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Barnaamijka Ilaalinta & Barashada Xaquuqda Aaadanaha | Taxanihii 1aad (daawo)

Barnaamijka Ilaalinta & Barashada Xaquuqda Aaadanaha | Taxanihii 1aad (daawo)

Kusoo dhawaada daawadayaal iyo dhegaystayaal barnaaj gaar ah oo aan uga hadlayno xaquuqda Aaadanaha ilalainta , Xuquuqda aasaasiga ah ee shaqsiga, isl [...]
Warka Fiidnimo iyo Faadumo degan , Daljir Bossaso (daawo)

Warka Fiidnimo iyo Faadumo degan , Daljir Bossaso (daawo)

Kusoo dhawaada Warka Fiidnimo iyo Faadumo degan Daahir oo cawaysinkan idin kaga soo jeedinaysa Daljir Bossaso. https://www.youtube.com/watch?v= [...]
Barlamaanka Galmudug oo ansixiyeey sharciga dhismaha Ciidamada Booliska Galmudug

Barlamaanka Galmudug oo ansixiyeey sharciga dhismaha Ciidamada Booliska Galmudug

Xildhibaannada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug oo Maanta kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ay cod aqlabiyad l [...]
BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 4aad)

BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 4aad)

BADBAADI NAFTAADA oo ka qaybqaado barnaamijka BADBAADO | Qaybaha hore ee barnaamijka waxaan uga hadlaynaa safmarka COVID-19 & sida bulshadu ugu ba [...]
Barnaamijka Muuqaalka Bulshada,  Sidee lagu heli karaa deegaan bedqaba dadkiisana ay ilaashadaan (daawo)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Sidee lagu heli karaa deegaan bedqaba dadkiisana ay ilaashadaan (daawo)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h [...]
Bandarbayla: Dad ku xanuunsaday kaluun soo cariyay (daawo)

Bandarbayla: Dad ku xanuunsaday kaluun soo cariyay (daawo)

Dad farabadan ayaa ku xanuunsaday kaluun ka soo caariyay xeebaha Puntland sida degmooyinka Eyl, Xaafuun ,iyo Bandar Bayla. dadka ayaa marka ay kaluu [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka hadlay dagaal ka dhacay gobalka Bay

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka hadlay dagaal ka dhacay gobalka Bay

Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed General Odowaa Yuusuf Raagge ayaa sheegay in howlgalo ay ciidamada milatariga ka sameeyeen deegaano ka ti [...]
Fataahada Wabiga shabeele & khasaaraha uu geeystay oo la shaaciyeey

Fataahada Wabiga shabeele & khasaaraha uu geeystay oo la shaaciyeey

Fatahaadaha iyo daadadka waa halista ugu weyn ay soomaaliya iminka wajaheyso taas oo ay weheliyaan ayaxa iyo Covid-19. Warbixin ay soo saartay hey’ [...]
AMISOM oo kordhinaysa dagaalka lagula jiro Alshabaab

AMISOM oo kordhinaysa dagaalka lagula jiro Alshabaab

Taliyaha Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, Brig. Jeneraal Richard Otto ayaa booqasho ku tegay jiida hore ee dagaal [...]
1 1,008 1,009 1,010 1,011 1,012 2,821 12120 / 33843 POSTS