Barnaamijka Muuqaalka Bulshada,  Sidee lagu heli karaa deegaan bedqaba dadkiisana ay ilaashadaan (daawo)

HomeWararka

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Sidee lagu heli karaa deegaan bedqaba dadkiisana ay ilaashadaan (daawo)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h

Jaamacadda Badda Cas Faraca Gaalkacyo oo soodhaweyn u samaysay ardayda sannadka 2018-2019 (daawo)
Dagaalka Qabow ee Geeska Africa (Faalo)
Puntland oo Xaflad dhiiri galin ah Garowe ugu samaysay Xulka Kubada Cagta Puntland (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamjka waxa uu ku saabsan yahay, Sidee lagu heli karaa deegaan badqaba oo ay dadku ilaashan karaan?
Waxaa marti ku ahaa khabiir dhanka deegaanka ku taqasusay.

Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa soo jeedinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: