Jaamacadda Badda Cas Faraca Gaalkacyo oo soodhaweyn u samaysay ardayda sannadka 2018-2019 (daawo)

Jaamacadda Badda Cas faraceeda Magaaladda Gaalkcyo ayaa maanta soodhaweyn u samaysay qaar kamid ah ardayda sanadkan ku soo biiraysa Jaamacadda, wax ka baranaya Kuliyadaha ay ka koobantahay jaamacada Red Sea.

Munaasabad ka dhacday hoolka shirarka ee Jaamacada Badda Cas Gaalkacyo waxaa ka qaybgalay maamulka Gobalka Mudug, kan degmadda Gaalkcyo, aqoonyahano iyo maamulka Jaamacada iyo marti sharaf kale.

Hoos ka daawo munaasabada maanta ee faraca Gaalkacyo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com