Puntland oo Xaflad dhiiri galin ah Garowe ugu samaysay Xulka Kubada Cagta Puntland (dhegayso)

Munaasabad si heer sare ah looso agaasimay ayna ka qayb galeen qaybaha kala duwan ee Bulshadda Garowe iyo Masuuliyiin katirsan Puntland ayaa xalay lagu qabtay Garowe ,Munaasabadaas oo lagu soo dhaweynayaay laguna dhiirigalinayo xulka Kubadda Cagta Puntland.

Warbixin Ku saabsan Dhirigalinta waxaa inoo diyaariyaay Wariye Xaawo Axmed


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com