Category: Wararka

1 1,010 1,011 1,012 1,013 1,014 2,819 12144 / 33825 POSTS
Ilhan Cumar oo u jawaabtay Madaxweyne Trump

Ilhan Cumar oo u jawaabtay Madaxweyne Trump

Xildhibaan Ilhan Cumar oo ka tirsan koongareeska dalka Mareykanka lagana soo doorto gobolka Minnesota ayaa fariin jawaab ah ku qortay barteeda Twitter [...]
Taliska Qeybta 27aad oo faahfaahin ka bixiyay howlgalo ay ka fuliyeen Hirshabelle

Taliska Qeybta 27aad oo faahfaahin ka bixiyay howlgalo ay ka fuliyeen Hirshabelle

Taliska qeybta 27aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalo ay dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ka fuiyeen deeg [...]
Maamulka Hiirshabeele & Saraakisha AMISOM oo ka shiray Amniga Doorashoyinka

Maamulka Hiirshabeele & Saraakisha AMISOM oo ka shiray Amniga Doorashoyinka

Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre ayaa Magaalada Jwhar kula kulmay Madax ka tirsan Hay’a [...]

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Muqdisho (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Muqdisho ka daadi [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Muqdisho (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Muqdisho (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir M [...]
Warka Caweysin iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)

Warka Caweysin iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka Caweysin ee Radio Daljir waxaana soo jeedinaya weriye Cabdinaasir Ibraahin Maxamed. Hoos ka dhegayso. https [...]
Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe (daawo)

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe (daawo)

Madaxweyne Siciid Cabadilaahi Deni oo dib ugu soo laabtay maanta magaalada Garoowe ayaa ka hadlay tanaasulaadkii Puntland ay ka samaysay khilaafkii ku [...]
Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada xubintii maanka dadweynaha iyo magrafoonka Daljir oo idin kaga imaanaysa Daljir Qardho, waxaana inoo haya M. Fantasti [...]
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Boosaaso idinkaga soo jeedinaya Faad [...]
Maxkamada ICC oo dooneysa in ay dhagaysato dacwada Madaxweynihii hore ee Sudan

Maxkamada ICC oo dooneysa in ay dhagaysato dacwada Madaxweynihii hore ee Sudan

Wafdi ka socda Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada ee magaceeda loo soo gaabiyo ICC ayaa gaaray dalka Suudaan si mas’uuliyiinta dalkaasi ay ugala had [...]
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Garoowe ka soo jeedinaya wariye Xasan Heykal oo [...]
Wabiga shabeele oo fatahaad sameyeey & khasaare u geeystay

Wabiga shabeele oo fatahaad sameyeey & khasaare u geeystay

Fatahaada wabiga Shabeelle ayaa saameeysay tuulooyin ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose waxaana go’ay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Baydhabo iyadoo b [...]
1 1,010 1,011 1,012 1,013 1,014 2,819 12144 / 33825 POSTS