Wabiga shabeele oo fatahaad sameyeey & khasaare u geeystay

Wabiga shabeele oo fatahaad sameyeey & khasaare u geeystay

Fatahaada wabiga Shabeelle ayaa saameeysay tuulooyin ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose waxaana go’ay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Baydhabo iyadoo biyaha ay wadadu ka gooyeen buundada Warmaxan waxaana kala go,an isu socodka bulshada.

Fatahaadan ayaa waxaa ka dhashay dhibaatooyin dhinaca nolosha iyo caafimaad daro dadka ku nool deegaanada shabeelaha hoose waxaana ay wajahayaan gaajo macluul iyo cuduro kala duwan oo ay sabanbeen fatahaadaha webiga.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa codsaday in gurmad lala soo gaaro isla markaana wax laga qeybto dhibaatada ay sababtay Fatahaada.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0