Category: Wararka

1 1,009 1,010 1,011 1,012 1,013 2,821 12132 / 33842 POSTS

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daadihi [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caweysin wacan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana caawa barnaamijku idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossaso, wa [...]
Ganacsatada Puntland oo ka horyimid go’aan ka soo baxay wasiirka Ganacsiga (Daawo)

Ganacsatada Puntland oo ka horyimid go’aan ka soo baxay wasiirka Ganacsiga (Daawo)

Ganacsatada Puntland oo maanta shir uga qabsoomay magaalada Boosaaso ayaa ka hortimi go'aankii wasiirka ganacsiga, waxayna u sheegeen in uusan xaq ula [...]
Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Deeqo Ladan oo ku sugan xarunta Daljir ee Boosaaso. Dhegayste [...]
Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray dhismaha Xarunta Madaxtooyada Galmudug

Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray dhismaha Xarunta Madaxtooyada Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Md. Axmed Cabdi Kaariye ayaa Kormeer & Indha-Indheyn kutegay Xarumaha loo dhisaayo Madaxtooyada iyo Afar Wasaaraddood o [...]
Madaxweynaha DFS oo la kulmay Golaha Wasiirada Cusub

Madaxweynaha DFS oo la kulmay Golaha Wasiirada Cusub

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Golaha Xukuumadda Soomaaliya ee uu Xalay ku dh [...]
Taliye Xijaar oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid taliye kuxigeenkii Booliska Soomaaliyeed

Taliye Xijaar oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid taliye kuxigeenkii Booliska Soomaaliyeed

Alla ha u naxriistee waxaa dalka Ingiriiska caasimaddiisa London ku geeriyooday Taliye kuxigeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Ma [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Ciidanka dowladda oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Ciidanka dowladda oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Ururka 4 aad ee guutada 16 aad ee kumandooska danab ayaa hawlgalo lagu burburinayo farimaha Al-Shabaab ka sameyeey degaanka Leego ee gobolka Shabeel [...]
Degmada Jariiban ee gobolka Mudug oo laga daah furay Wacyigalinta Caabuqa COVID-19

Degmada Jariiban ee gobolka Mudug oo laga daah furay Wacyigalinta Caabuqa COVID-19

Degmada Jariiban ayaa lagu wareejiyey qalab caafimaad oo lagu wacgalinayo Bulshada degmada Jariiiban sidoo kalana lagula tacaalayo hadii ay timaado [...]
Munaasabad lagu soo dhaweyneyey Bilashada Bisha Mowliid oo lagu qabtay Caabudwaaq (dhegayso)

Munaasabad lagu soo dhaweyneyey Bilashada Bisha Mowliid oo lagu qabtay Caabudwaaq (dhegayso)

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Bilashada Bisha Mowliid ayaa lagu qabtay degmadda Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud,waxana soo qaban qaabiyey culumadda [...]
Madaxweynaha Maraykanka oo ku dhawaaqay in uu Suudaan xayiraada ka qaadi doono

Madaxweynaha Maraykanka oo ku dhawaaqay in uu Suudaan xayiraada ka qaadi doono

Madaxweyne Donald Trump ayaa shaaca ka qaaday inuu damacsan yahay inuu ka qaado dowladda Suudaan xayiraada saaran iyo in uu ka saaro liiska argagixis [...]
1 1,009 1,010 1,011 1,012 1,013 2,821 12132 / 33842 POSTS