Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray dhismaha Xarunta Madaxtooyada Galmudug

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray dhismaha Xarunta Madaxtooyada Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Md. Axmed Cabdi Kaariye ayaa Kormeer & Indha-Indheyn kutegay Xarumaha loo dhisaayo Madaxtooyada iyo Afar Wasaaraddood o

Ciida & Shacabka Garowe (Warbixin)
MUQDISHO: Sharuudaha laga rabo Shirkadaha u tartamaya adeega Xujeeyda Sanadkaan ee la shaaciyay
Cabdi Cali Raage” Wakiilkeygii ololaha doorashada ee Kismaayo waa la xiray si loo soo musaafuriyo”

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Md. Axmed Cabdi Kaariye ayaa Kormeer & Indha-Indheyn kutegay Xarumaha loo dhisaayo Madaxtooyada iyo Afar Wasaaraddood oo kala ah; Maaliyadda, Qorsheynta, Arrimaha Amniga, iyo midda arrimaha Gudaha.

Madaxweynaha oo uu kormeerkan ku wehlinayey Agaasimaha Madaxtooyada Cusmaan Macallin Xasan ayaa halkaa waxa kusoo dhaweeyey Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud & Guryeynta Mahad Xasan Yusuf oo ka warbixiyey Mashruucaan.

Mashrucaan oo ay iska kaashanayaa Dowladda Galmudug iyo Hay’adda SSF ayaa madaxweynuhu daahfuray 10-kii Maarso ee sanadkan

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: