MUQDISHO: Sharuudaha laga rabo Shirkadaha u tartamaya adeega Xujeeyda Sanadkaan ee la shaaciyay

MUQDISHO: Sharuudaha laga rabo Shirkadaha u tartamaya adeega Xujeeyda Sanadkaan ee la shaaciyay

Guddiga tartanka adeega Xajka sanadka 1444/2023 ee uu dhawaan magacaabay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya Mukhtaar Rooboow Cali ayaa soo saaray shuruuradaha laga rabo shirkadaha Diyaaradaha ee daneynaya u tartamida adeega Xujeyda Soomaaliyeed.

Guddigaan ayaa sheegay in laga bilaabo Maanta oo Khamiis ay u furan tahay shirkadaha doonaya iney u tartamaan adeega Xajka ee sanadkaan, islamarkaana tartanka uu ku eg yahay maalinta Axada ah ee soo socota oo ay Taariiqdu tahay 12-ka bishaan Maarso 2023.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com