Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray dhismaha Xarunta Madaxtooyada Galmudug

Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray dhismaha Xarunta Madaxtooyada Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Md. Axmed Cabdi Kaariye ayaa Kormeer & Indha-Indheyn kutegay Xarumaha loo dhisaayo Madaxtooyada iyo Afar Wasaaraddood oo kala ah; Maaliyadda, Qorsheynta, Arrimaha Amniga, iyo midda arrimaha Gudaha.

Madaxweynaha oo uu kormeerkan ku wehlinayey Agaasimaha Madaxtooyada Cusmaan Macallin Xasan ayaa halkaa waxa kusoo dhaweeyey Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud & Guryeynta Mahad Xasan Yusuf oo ka warbixiyey Mashruucaan.

Mashrucaan oo ay iska kaashanayaa Dowladda Galmudug iyo Hay’adda SSF ayaa madaxweynuhu daahfuray 10-kii Maarso ee sanadkan

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com