Category: Uncategorized

1 7 8 9 10 11 817 108 / 9800 POSTS
Mudug: Fursad Shaqo CARE – Sarkaal Mashaariicda

Mudug: Fursad Shaqo CARE – Sarkaal Mashaariicda

Fursaddu waxa ay ku egtahay 1 May. Faahfaahinta hoos arag. Habka arjida iyo faahfaahin dheeri ah email iyo CV-gaaga u dir: [email protected] [...]
Maamulka Degmadda Cabudwaaq oo ka qayb galay Isku aadka Tartanka Ciyaaraha Cabudwaaq (dhegayso)

Maamulka Degmadda Cabudwaaq oo ka qayb galay Isku aadka Tartanka Ciyaaraha Cabudwaaq (dhegayso)

Masuuliyiin katirsan maamulka degmada Caabudwaaq ayaa ka qayb galay Xaflad loo qabtay isku aadka tartanka kooxaha kubada cagta ee matalada lixda X [...]
Duqa Cusub ee Garoowe oo Xilka la Wareegay (dhegayso)

Duqa Cusub ee Garoowe oo Xilka la Wareegay (dhegayso)

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa kadhacay maanta Munaasabad xilka uu kula Wareegay duqa Cusub ee uu dhawaan soo magacaabay Madaxweynaha [...]
Culumadda Somaliyeed oo ka digay Bandhig faneed lagu qabanayo Muqdisho (dhegayso)

Culumadda Somaliyeed oo ka digay Bandhig faneed lagu qabanayo Muqdisho (dhegayso)

Shir jaraa’id oo maanta Muqdisho ay ku qabteen Hay’adda Culimadda Soomaaliywed, ayaa waxa ay sheegeen in loo baahan yahay in laga hortago Bandhig Fane [...]

Beeldaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil oo la guddoonsiiyay hadiyad seef ah (sawiro)

Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi oo maanta lagu caano shubay magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa la guddoons [...]
Wafdi Kasocda Jaamacad Suudan kadhisan oo Boosaaso lagu soo dhaweyeey (dhegayso/Sawiro)

Wafdi Kasocda Jaamacad Suudan kadhisan oo Boosaaso lagu soo dhaweyeey (dhegayso/Sawiro)

Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland ee Boosaaso Waxaa maanta gaaray wafdi kasocda Jaamacadda Bixi Universaty ee dalka Suudaan,iyado Mas [...]
Guddoomiye Jawaari oo Xal u raadinaya Mooshinka laga soo Gudbiyeey (Akhriso)

Guddoomiye Jawaari oo Xal u raadinaya Mooshinka laga soo Gudbiyeey (Akhriso)

Xarunta Villa Hargaysa ee Madaxtooyadda Somaliya ayaa waxaa ka socda dadaalo kala duwan oo lagu doonaayo in lagu xaliyo Khilaafka ka dhex taagan Golah [...]
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Puntland oo ku Sugan Badhan (sawirro)

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Puntland oo ku Sugan Badhan (sawirro)

Agaasimaha Warfaafinta, Wacyigelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada dawladdda, Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa maanta 27 Nov 2017 [...]
RW Khayre: “Shabaabka iyo dowladiidka waa isku mid” (dhegayso)

RW Khayre: “Shabaabka iyo dowladiidka waa isku mid” (dhegayso)

Raysal wasaare Xasan Cali Khayre oo ka hadlay kulan ay haweenka gobolka Banaadir ku soo dhoweynayeen howlglada ay dowladda hogaaminayso ee ka dhanka a [...]
SYL Hotel oo Garoowe laga furay (dhegayso)

SYL Hotel oo Garoowe laga furay (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland ayaa waxaa laga furay SYL Hotel oo ay hirgaliyeen ganacsato reer Puntland ah, furitaanka hotelkan oo qayb ka [...]
Haweenka Sacuudiga oo gaadiidka loo fasaxay

Haweenka Sacuudiga oo gaadiidka loo fasaxay

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa qaaday xayiraadda haweenka dalkaasi ka saarnayd inay gaaiidka ay kaxaystaan. Warbaahinta Sacuudiga ayaa laga siidaay [...]
Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug, Cali Gacal: “Tilaabo dastuuri bay qaadeen baarlamaanka”

Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug, Cali Gacal: “Tilaabo dastuuri bay qaadeen baarlamaanka”

Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug ayaa siffo sharci ah ku tilmaamay tilaabadii baarlamaanka Galmudug uu xilka uga qaaday maadxwaynaha Galmudug Axmed [...]
1 7 8 9 10 11 817 108 / 9800 POSTS