Maamulka Degmadda Cabudwaaq oo ka qayb galay Isku aadka Tartanka Ciyaaraha Cabudwaaq (dhegayso)

Maamulka Degmadda Cabudwaaq oo ka qayb galay Isku aadka Tartanka Ciyaaraha Cabudwaaq (dhegayso)

Masuuliyiin katirsan maamulka degmada Caabudwaaq ayaa ka qayb galay
Xaflad loo qabtay isku aadka tartanka kooxaha kubada cagta ee
matalada lixda Xaafadda ee magaalada Caabudwaaq oo markii ugu horeysay
tartan noocaan ah loo qabto.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq inooga soodiray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com