Category: Uncategorized

  • Israa’iil Iyo Iiraan oo qarka u saaran dagaal fool ka fool ah

    Israa’iil Iyo Iiraan oo qarka u saaran dagaal fool ka fool ah

    Xusuustii Nazi, oo ay ku jirtay koofiyadda ugu sarreysa ee Adolf Hitler, ayaa boqolaal kun oo Euro ah lagu iibsaay, iyado ay jiraan isugu soo baxay ka dhacay magaalada Munich Arbacadii xilli ay socdaan mudaaharaadyada Jarmalka iyo kuwa caalamiga ah. Koofiyaddii ugu sarreysey hoggaamiyaha Nazi ayaa lagu iibiyey 50,000 oo euro sida laga soo xigtay…

  • Wasiirka Arrimaha dibada DFS oo la kulmay Safiirka Sucuudiga ee Somaaliya

    Wasiirka Arrimaha dibada DFS oo la kulmay Safiirka Sucuudiga ee Somaaliya

    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Sucuudiga xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo arrimo muhiimad u leh labada dal Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Muqdisho , Safiirka U addeegaha labada xaram ee sharafta leh u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Mohammed…

  • Bannaanbax balaadhan oo maanta ka dhacay caasimada DDS ee Jigjiga

    Bannaanbax balaadhan oo maanta ka dhacay caasimada DDS ee Jigjiga

    Shacabka Jigjiga oo kaashanaya ciidanka Liyuu Booliska Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa maanta bannaanbax balaadhan isugu soo baxay magaalada Jigjiga. Bannaanbaxa ayaa looga soo horjeedaa dagaalka ba’an ee ciidamada Canfarta oo kaashanya kuwa Amxaarada iyo Tigreegu ay ku hayaan shacabka Soomaalida, siiba kuwa gobolka Sitti. Shalay ayey talafishinada Amxaarada iyo kuwa Tigreegu baahiyeen warar Soomaalida ka…

  • Puntland: qorshaha horumarinta Puntland oo lagu daahfuray Garoowe (Muuqaal)

    Puntland: qorshaha horumarinta Puntland oo lagu daahfuray Garoowe (Muuqaal)

    Daahfurka diyaarinta qorshaha horumarinta Puntland ee shanta sano ee soocota ayaa lagu daah furay munaasibad balaaran oo ka dhacday xarunta Hay’ada horumarinta cilmi baarisaha Puntland ee PDRC. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni, golihiisa wasiirada, xildhibaano baarlamaanka ah. QM iyo ururada bulshada ayaa ka qaybgalay daahfurka qorshaha horumarinta Puntland. Wakiil ka socdey QM oo hadal ka…

  • Dowladda Somaaliya oo ka hortimid odayaasha dhaqanka ee so xulaya xildhibaanada Jubbaland

    Dowladda Somaaliya oo ka hortimid odayaasha dhaqanka ee so xulaya xildhibaanada Jubbaland

    Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hortimid liiska odayaasha dhaqanka Jubaland ee soo xulaya xildhibaanada maamulkaas, kaas oo maalin ka hor ay soo saareen guddiga madaxa bannaan ee xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland. War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in liiska Magacyada Odayaasha la soo saaray aysan aheyn kuwii saxda…

  • Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo lagu xukumay Saddex Sano iyo Lix bilood oo xarig ah  (daawo)

    Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo lagu xukumay Saddex Sano iyo Lix bilood oo xarig ah (daawo)

    Maxkamada Maroodi Jeex ee magaalada Hargaisa ayaa maanta xukun SaddSaddex Sano iyo Lix bilood ah ay ku riday wariye Cabdimaalik Coldoon oo ku xirnaa magaalada Hargaisa. qareenadii udoodaya wariyaha ayaa sheegay in xukunkan uu ahaa mid sharci daro ah ayna ka qaadan doonaan Racfaan. Halkan ka daawo. https://www.youtube.com/watch?time_continue=778&v=q9BRLJUF71o

  • Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

    Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Caabduwaaq ka soojeedinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…

  • Kooxda kubada cagta ee Daljir oo u soo baxday fiinalka koobka Ramadaanta ee Caabudwaaq (Sawiro)

    Kooxda kubada cagta ee Daljir oo u soo baxday fiinalka koobka Ramadaanta ee Caabudwaaq (Sawiro)

    Demada Caabudwaaq ee gobolka galgaduud waxaa si habsami leh uga socda koobta kubada cagta ee bisha Ramadaan oo ay ku tart tamayaan ciyaartoyda kubada cagta ee gobolada dhexe. Maanta waxa ay ciyaar xiiso badan ay dhexmatay labada kooxood ee kala ah,FC Daljir iyo FC Dur-Dur. Ciyaartan ayaa waxaa ka soo qayb galay dadweyne aad ufara…

  • Inka badan sagaashan beerood oo ku yaala degmada Buuraan oo gubtay (dhegayso)

    Inka badan sagaashan beerood oo ku yaala degmada Buuraan oo gubtay (dhegayso)

    Masuuliyiin ka socdey  Wasaarada Degaanka Puntland ayaa dib uga soo laabtay ka dib safar Ukuur gelida oo ay ku  tageen Degmada Buraan Ee Gobolka Saaag, Wasiirudawlaha Wasaarada Deegaanka Beeraha iyo is bedelka Cimilada, Cabdi Rashiid Maxamuud Geelle  oo aan  waraysanay intay Kormeerka ku jireen isaga iyo Weftigisa  ayaan nooga Waramay waxay soo arkeen.

  • Puntland oo ka soo hor jeesatay qaabkii ay u dhacday doorashadii Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya

    Puntland oo ka soo hor jeesatay qaabkii ay u dhacday doorashadii Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya

    Madaxweynaha dowladda Puntland Saciid C/llaahi Deni oo shalay dib ugu soolaabtay magaalada Garoowe kadib safaro uu ku tagay dalalka Imaaraadka iyo Kenya ayaa waxa uu dhaliilay qaabkii ay u dhacday doorashadii Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya. “Waxaan dhaliil weyn ka qabnay sidii loo maareeyay Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, waxay xadgudub ku tahay nidaamka wax…

  • Masar oo dowladda Soomaaliya ka taageeraysa tababarada Ciidamada Xoogga dalka  (Sawiro)

    Masar oo dowladda Soomaaliya ka taageeraysa tababarada Ciidamada Xoogga dalka (Sawiro)

    Wafdi ka socda wasaaradda Gaashaandhiga Dalka Masar oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Taliska Ciidanka Xoogga dalka kadib markii uu xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, waxayna   kawada hadleen xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee dhanka ciidamada iyo sidii iskaashi buuxa looga sameyn lahaa in Dowlada Masar ay ka…

  • Maxay ku heshiiyeen milatariga Suunaa iyo shacabka ?

    Maxay ku heshiiyeen milatariga Suunaa iyo shacabka ?

    Hoggaamiyaasha kacdoonka iyo taliyaasha ciidamada ayaa gaaray heshiis lagu dhisayo gole ay ku mdeysan yihiin madax ka socota rayidka iyo ciidamada,si looga hadlo xilliga kala guurka oo si nabad ah maamulka dalka  loogu wareejnaayo xukuumad rayid ah. arintan ayaa waxa ay soo afjari doontaa dibad baxyadii ka socday dalka Suudaan oo ay dhigayeen shacabka Suudaan…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com