Cali C Cosoble,”Waan Ka Guurey Jowhar Waxaana Ku Shaqayn Doonaa Beledweyne”

Cali C Cosoble,”Waan Ka Guurey Jowhar Waxaana Ku Shaqayn Doonaa Beledweyne”

Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo kalsoonida lagala noqday, ayaa maanta gaaray Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay.

Cosoble ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Beledweyne wuxuu ku cadeeyay in uu ka soo guuray magaalada Jowhar, uuna ku shaqayn doono wixii hada ka dambeeya magaalada Baledweyne.

Hadalkaani ayaa ku soo beegmaya kadib markii dhowaan barlamaanka Hirshabeelle ay kalsoonidii kala noqdeen Cosob, shalayna lagu dhawaaqay gudiga doorashada ee Hirshabeelle.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com