Cabshada Bulshada Burtinle iyo Banaanbixii Maanta (Codad)

Cabshada Bulshada Burtinle iyo Banaanbixii Maanta (Codad)

Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa waxaa saaka ka socda banaanbax ballaaran oo ay dhigayaan qaybaha kala duwan ee shacabka kunool magaaladaasi.

Boqolaal shacab ah oo isaga kalayimid xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Burtinle ayaa waxa ay isugu soo bexeen suuqyada iyo wadooyinka waaweyn ee magaalada, waxaana ay sheegeen inay ka canayaan sicir barar kii ugu xumaa oo kajira Burtinle.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com