Maamulka iyo Ganacsatada oo Khaati Ka Taagan Joojinta Sicir Bararka (dhegayso)

Xoghayaha dowlada hoose ee dagmada burtinle Cabdinuu Axmed calash oo daljir ugawaramay Mudaharaadka maanta ka dhacay magaalada ayaa sheegay in arintan ay kadanbeeyaan sariflayaasha dagmada oo diiday lacagta doolarkana kicinaya.

Waxa uu sheegay in ay dhabtahay waxa ay dadweynaha ka mudaaharaadeen balse kamaamul ahaan shirar kala duwan oo ay laqaateen ganacsatada oo looga hadlaayay arintan marar badan ay kadhaceen dagmada waxnatiijo ama isbadal ah oo ka soobaxayna aysan jirin.

Hadaba Wariye Xasan Heykal ayaa waraystay oo ugu horeen waydiiyay waxa ay arintan wax uga qaban waayeen.


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Maamulka iyo Ganacsatada oo Khaati Ka Taagan Joojinta Sicir Bararka (dhegayso)”

  1. Ayagaa sameeya sicir bararka

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com