Cabdixakiin X Cabdilaahi Cumar Camey oo noqday Madaxweyne kuxigeenka Puntland

Baarlamaanka Puntland ayaa doortay Madaxweyne kuxigeenka Puntland ee shanta sano ee soo socota, Cabdixakiin X Cabdilaahi Cumar Camey ayaa noqday Madaxweyne kuxigeenka Cusub ee Puntland.

Wareegii sadexaad ee tartanka Madaxweyne kuxigeenka Puntland ayuu kaga guulaystey Cabdilaahi Cali Xirsi (Timacade).

Isbedel

Puntland maanta waxaa si rasmi ah uga dhaqan galay isbedel maamul oo dhankasta ah, waxay yeelatay Gudoomiye Baarlmaan oo cusub, Madaxweyne iyo kuxigeenkiisa oo cusub

?

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com