Cabdiraxmaan Dujaana: “Puntland Xaqbay U Leedahay Ka Hadalka Daneheeda” (dhegayso)

HomeWararka

Cabdiraxmaan Dujaana: “Puntland Xaqbay U Leedahay Ka Hadalka Daneheeda” (dhegayso)

Cabdiraxmaan Faarax Yuusuf (Dujaana), oo xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliya iyo Puntland ayaa soo dhoweeyey mowqifkii Puntland ka qaadatay khilaafka Khaliijka Carabta, wuxuuna sheegay inay xaq u leedahay inay ka hadasho daneheeda gaarka ah, haseyeeshee wuxuu ku eedeeyey dowladda Federalka ah inaysan maamulada ka talo gelin go’aamadeeda. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5999693c04010085369f0bf7/Cabdiraxmaan+Faarax+Yuusuf.mp3

Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (daawo)
Wasaaradda deegaanka oo mashaariic ka wada Xarfo iyo Burtinle (dhegayso)
Taliyihii Saldhiga Booliska Qardho oo Aas Qaran loo sameyeey (Daawo)

Cabdiraxmaan Faarax Yuusuf (Dujaana), oo xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliya iyo Puntland ayaa soo dhoweeyey mowqifkii Puntland ka qaadatay khilaafka Khaliijka Carabta, wuxuuna sheegay inay xaq u leedahay inay ka hadasho daneheeda gaarka ah, haseyeeshee wuxuu ku eedeeyey dowladda Federalka ah inaysan maamulada ka talo gelin go’aamadeeda.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: