Xildhibaan Cumar Gaab: “Dowladi Lug Kuma Lahayn ee Anagaa Ridney Madaxweyne Cosoble” (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Cumar Gaab: “Dowladi Lug Kuma Lahayn ee Anagaa Ridney Madaxweyne Cosoble” (dhegayso)

Xildhibaan Cumar Maxamed (Cumar Gaab) oo kamid ah barlamaanka Hirshabeelle ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey kaga hadlay, ridistii Cali Cabdullaahi Cosoble, waftigii ka socdey dowladda federalka ah ee Jowhar, doorashada madaxweynaha Hirshabeelle iyo eedayntii Cosoble u jeediyey Madaxda DFS. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59996949040100db369f0bf8/Cumar+Maxamed+Gaab.mp3

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Madaxweynaha Hiirshabeele oo sheegay in dagaalka Alshabaab kaso horjeedan dad muqdisho jooga
Taliye Muxiidiin:” Amaankana waa lasugayaa aqlaaqna dadka waa lagula dhaqmayaa (dhegayso)

Xildhibaan Cumar Maxamed (Cumar Gaab) oo kamid ah barlamaanka Hirshabeelle ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey kaga hadlay, ridistii Cali Cabdullaahi Cosoble, waftigii ka socdey dowladda federalka ah ee Jowhar, doorashada madaxweynaha Hirshabeelle iyo eedayntii Cosoble u jeediyey Madaxda DFS.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: