Site icon Radio Daljir

Xildhibaan Cumar Gaab: “Dowladi Lug Kuma Lahayn ee Anagaa Ridney Madaxweyne Cosoble” (dhegayso)

Xildhibaan Cumar Maxamed (Cumar Gaab) oo kamid ah barlamaanka Hirshabeelle ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey kaga hadlay, ridistii Cali Cabdullaahi Cosoble, waftigii ka socdey dowladda federalka ah ee Jowhar, doorashada madaxweynaha Hirshabeelle iyo eedayntii Cosoble u jeediyey Madaxda DFS.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59996949040100db369f0bf8/Cumar+Maxamed+Gaab.mp3?_=1
Exit mobile version