Taliye Muxiidiin:” Amaankana waa lasugayaa aqlaaqna dadka waa lagula dhaqmayaa (dhegayso)

Taliye Muxiidiin:” Amaankana waa lasugayaa aqlaaqna dadka waa lagula dhaqmayaa (dhegayso)

Taliyaha ciidamada xasililnta caasimada  dowladda Puntlnad ee Garoowe  Sareeyo Guuto Muxiidiin Axmed Muuse oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa  ciidamada amniga ee gobolka nugaal waxa uu kula dar daarmay in ay dadka ula dhaqmaan si wanaagsan oo xishamad iyo ixtiraam ay ku jirto  .

Waxa uu sheegay in howlgalka ciidamada  uusan noqon mid dadka lagu cadibo oo lagu guul guulo, ama qori dabadiisa lagu dhufto.

 

Amniga magaalada Garoowe ayaa aad loo adkeeyay maanta, xili ay soo gaareen Madaxda maamul goboleedyada dalka oo ku shiraya magaalada  Garoowe.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com