Caawa iyo Daljir, Salaasa ,March, 12, C/weli Maxamed Shiikh ( Daljir Garoowe ).

Ra’isal Wasaare Saacid oo gudi heer qaran ah nu magacaabay xaalad amaan oo ka jirta gobolka Mudug, Puntland oo gacanta ku dhigtay 500,000.000 oo shilin ka Soomaaliga ah, Dawlada Federalka oo ku hawlan wax ka qabashada qiima dhaca Dollarka, & gobolka Karkaar oo noqoday gobolka ugu badan dhanka deegyada caafimaadka Puntland,?

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0