HomeUncategorized

Daawo iyo dhaqaatiir la’aan ka jirta isbitaalka magaalada baladweyne

Baladweyne, March 12- Gudoomihi hore ee degmada baladweyn ee Xarunta gobolka Hiiraan Sheekh Ismaaciil barre Maxamuud oo la hadlay radio Daljir ayaa sheegay in xaaladaha caafimaad ee magaaladaasi ay tahay mid khatara ka dib markii ay soo wajahaday daawo la'aan iyo xarumihii caafimaadka oo gaabis noqday.

Dawlada federaalka oo idaacado FM ah ugu deeqday maamulada Khaatumo & Galmudug.
(Dhagayso) Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir 10 – February 2016 Wariye Xasan Heykal Daljir Studio Boossaaso
DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Talaado_21

Baladweyne, March 12- Gudoomihi hore ee degmada baladweyn ee Xarunta gobolka Hiiraan Sheekh Ismaaciil? barre Maxamuud oo la hadlay radio Daljir ayaa sheegay in xaaladaha caafimaad ee magaaladaasi ay tahay mid khatara ka dib markii ay soo wajahaday daawo la’aan iyo xarumihii caafimaadka oo gaabis noqday.


sheikh Cisnaaciil barre Maxamuud Gudoomihi hore ee degmada baladweyn ayaa waxaa uu daljir usheegay in isbitaalka weyn ee magaaladaas in aysan ka jirin wax adeeg caafimaada ayna go’day dawwooyinkii yaraa ee cisbitaalku uu ku shaqaynayay.


Gudoomihi hore ee degmada baladweyn ayaa sidoo kale xusay in dadka ku nool baladweyne ay ka soo kabsan la’yihiin fatahaaddii kal hore uu sameeyay wabiga Shabeele ee mara gobolka Hiiraan.


Diiwaanka Wararka daljir
Baladweyne
(S)

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: