Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Garoowe. caawa waxaa inoo daadihinaya aniga oo ah Maxamed Lakiman.

Qodobada Caawa & Daljir ugu waaweyn waxaa kamid ah:

  • Maalintii labaad iyo Wasiiradii Hore ee Xukumadii Gaas oo mar kale Garoowe ku soo bandhigay waxqabadkooda
  • Guddoomiyaha Gobalka Mudug oo ka hadlay ammaanka Gaalkacyo iyo kan gobolka
  • Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dagaal beeledyada deegaanka Xeraale

Qodobadaas iyo kuwa kale oo xiiso leh kaga bogo Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman oo idin kaga imaanaya Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2