Haweenka Qaadka Ku Iibiya Boosaaso oo Cabanaya (Sawirro+Codad)

Haweenka Qaadka Ku Iibiya Boosaaso oo Cabanaya (Sawirro+Codad)

Dumarka kuganacsada waqda qaadka ee ka soo horjeedka dowlada hoose ee magaalada Boosaaso ayaa ka cabanaya burburin ay ku samaysay dowlada hoose kabaradooda kadib markii halkaasi laga bilaabay dhismaha wado laami ah.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com