Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal, ku soo dhawaada barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawa idin ka imaanaya istuudiyaha Daljir Buuhoodle, waxaana caawa barnaamijka noo daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil.

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com