Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (Dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (Dhegayso)

Kulanti wanaagsan, ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil oo ku sugan istuudiyaha Daljir Buuhoodle.

Qodobada ugu muhiimsan Saaka & Dunida waa:

  • Shubanbiyoodka Buuhoodle iyo dhimashada oo sii badanaysa
  • Shubanbiyoodka Burtinle iyo qaylodhaanta saaka

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com