Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Buuhoodle, waxaana idiin soo jeedinaya Khadar Cawl.

  • Golaha wasiirada Soomaaliya oo ka shiray xaalada dalka
  • Booliska Garoowe oo war kasoo saaray kufsi looga shakiyay
  • Shaqaaqadii Buuhoodle oo heshiis laga gaaray
  • Roob ka curtay gobolka Sanaag

Kaga bogo Caawa & Daljir oo hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com