Baran oo Roobaysan Gacan-iyo-gaari-waa! (dhegayso)

HomeWararka

Baran oo Roobaysan Gacan-iyo-gaari-waa! (dhegayso)

Degmada Baran ee gobolka Sanaag iyo qaar ka mid ah tuulooyinka ka agdhow waxaa qabtay roob aad loogu qaboowsaday, dad iyo deegaan. Deegaanka ayaa waxa

Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyay Maxaabiis farabadan
Xulka Kubada Cagta Puntland oo Kuso wajahan Garowe (dhegayso)
Farriin siyaasadeed Musharrax Cali Xaaji Warsame: Caddaalad baa na deeqda (dhegayso/daawo)

Degmada Baran ee gobolka Sanaag iyo qaar ka mid ah tuulooyinka ka agdhow waxaa qabtay roob aad loogu qaboowsaday, dad iyo deegaan. Deegaanka ayaa waxaa horay uga jiray baahi dhanka biyaha, roobkan aad loo sugayeyna waxa uu qabtay degmooyinka Baran, Hadaaftimo illaa iyo inta ka agdhow.

Cabdirashiid Axmed Yuusuf (Cabdirashiid Xawar) waxa uu u waramay Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: