Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Garoowe, waxaana caawa inoo daadihinaya Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.

Wararka caawa waxaa ugu waaweyn:

  • MKX Camay oo daahfuray barnaamijka tayodhowrka badeecadaha Puntland
  • DFS oo ka hadashay dagaalka Shabaabka lagu hayo ee Shabeelaha Hoose
  • Qabanqaabada doorashada Madaxweyne ee Hirshabeelle

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com