C/qaybdiid oo Garoowe kusoo bandhigay cutubyo ka mid ah dastuurka ee laga doodayo (dhegayso)

HomeWararka

C/qaybdiid oo Garoowe kusoo bandhigay cutubyo ka mid ah dastuurka ee laga doodayo (dhegayso)

Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo ah guddoomiyaha guddiga aqalka sare Soomaaliya ee dastuurka, ayaa waxaa uu kusoo bandhigay magaalada Garoow

Madaxweyne Gaas oo Boosaaso Ku Wajahan Si uu Xariga Uga Jaro Mashaariic iyo Shaybaar Casri ah
Xukuumadda Soomaaliya oo ka digtay doorasho hal dhinac ah xiriirka kubada cagta
Maxaa sababa kansarka gobolka Mudug ku soo badanaya (dhegayso Datoor Dhegacadde)

Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo ah guddoomiyaha guddiga aqalka sare Soomaaliya ee dastuurka, ayaa waxaa uu kusoo bandhigay magaalada Garoowe shan cutub oo dastuurka Soomaaliya ka mid ah oo ka kooban shan iyo toban cutub, kaasi oo laga bixinayo aragti kusaabsan wax ku daris iyo ka badalid.

Shirkan ayaa waxaa ka qaybgalay wakiilo kasocda dowlad goboleedyada, Puntland iyo guddiga dib u eegista dastuurka Soomaaliya.

Cabdiqaybdiid ayaa sheegay baarlamaanka dowlad goboleedyada iyo bulshada rayidka gobolka Banaadir in dib loogu celiyo, si dastuurka ay aragtiyo ugu biiriyaan.

Hoos kadhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: