Somaliland oo ka hadashay dagaalkii Tukaraq ee xalay

Somaliland oo ka hadashay dagaalkii Tukaraq ee xalay

Wasiir kuxigeenka warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Abees ayaa ku eedeeyey Puntland inay dagaal kusoo qaaday maamulkooda.

Waxaa uu sheegay hub culus inay adeegsadeen ciidamada Puntland ee weerarka soo qaaday, isagoo sheegay dhankooda inuu khasaare dhaawac kasoo gaaray hal askari.

Wasiirka ayaa sheegay dagaalkan in lagu soo qaaday Somaliland.

Dowladda Puntland ayaan ka hadlin weli dagaalka Tukaraq ee xalay kadhacay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com