Maxaa sababa kansarka gobolka Mudug ku soo badanaya (dhegayso Datoor Dhegacadde)

Maxaa sababa kansarka gobolka Mudug ku soo badanaya (dhegayso Datoor Dhegacadde)

Deegaano badan oo kamid ah Puntland waxaa ku soo badanaya cudurka kansarka, illaa iyo haddana lama yaqaan sababaha keenaya arrinkaas, laakiin kama marna cunada maanta la cuno iyo fayadhoowrka shakhsiga iyo reerka. Haddaba maxaa sababaya, sidee se looga hortagi karaa?

Su’aalahaas iyo kuwo kale waxa aan weydiinay Dr. Cabdulqaadir Maxamed Jaamac “Dhegacadde.” Datoorku waxa uu u waramay wariye Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir Gaalkacyo.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com