Raysal Wasaare Khayre oo u dhoofay Sacuudi Carabiya

HomeWararka

Raysal Wasaare Khayre oo u dhoofay Sacuudi Carabiya

Raysal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta u dhoofay wadanka Sacuudiga oo uu casuumaad ka helay. Wasiirada arrimaha dibadda iyo ganacsiga ayaa wehliya Khayre. Wasiirka warfaafinta ayaa sheegay in kulan uu la yeelan doono boqorka Sacuudiga kaasi oo ujeedadiisu tahay xiriirka walaaltinimo ee Soomaaliya iyo Sacuudiga.  

Madaxweyne Gaas oo Gaalkacyo u Magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeen
RIYADII RUMOWDAY | Dekadda Garacad oo habeen shaqeyneysa (Sawiro)
Shirkadaha Bandhiga Carwada Ganacsiga Puntland (Daawo)

Raysal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta u dhoofay wadanka Sacuudiga oo uu casuumaad ka helay.

Wasiirada arrimaha dibadda iyo ganacsiga ayaa wehliya Khayre.

Wasiirka warfaafinta ayaa sheegay in kulan uu la yeelan doono boqorka Sacuudiga kaasi oo ujeedadiisu tahay xiriirka walaaltinimo ee Soomaaliya iyo Sacuudiga.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: