Shirkadaha Bandhiga Carwada Ganacsiga Puntland (Daawo)

Shirkadaha Bandhiga Carwada Ganacsiga Puntland (Daawo)

Puntland waxaa ka socda Bandhiga Carwada Caalamiga ah ee Ganacsiga,iyado shirkaddo kala duwan oo Puntland ka howlgala ay ku soo bandhigayan adeegyo kala duwan.

Hadaba Warbaahinta Daljir ayaa idin soo gudbinaysa Muqaalo kala duwan iyo Waraysiyo an ka qaadnay madaxda shirkadaha Bandhigaas ka qayb galaya.

Hoos ka daawo Magacyada iyo Shiradaha.

Bankiga Caalamiga ee IBSBANK oo soo gaaray Puntland markii u horaysay iyo ka qaybgalkiisa bandhigga

AMAL Group iyo Carwada Ganacsiga Puntland,

Shirkadda Isgaarsiinta GOLIS iyo Carwada Ganacsiga Puntland,

Shirkadda ILOTANGO Iyo Carwada Ganacsiga Puntland,

MicroDahab- Dahabshiil Group iyo Carwada Ganacsiga Puntland,

Shirkadda Gacasiga guud ee Midnimo iyo Carwada Ganacsiga Puntland,

Shirkadda Isgaarsiinta Somtel Puntland iyo Carwada Ganacsiga Puntland,

international plastic manafucture.co iyo Carwada Ganacsiga Puntland,

Shirkadda Baba Mama Group Carwada Ganacsiga Puntland,

SHIRKADDA FADHISAME ELECTRIC SHOP IYO BANDHIGA CARWADA GANACSIGA PUNTLAND 2020

Shirkadda Isbuunyada Tabarak Boosaaso iyo Bandhiga Carwada Puntland

Shirkada Ganacsiga guud ee Towfiiq ayaa maanta kusoo bandhigtay alaabo ganacsi suuqa carwada puntland

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com