Barashada Farsamada Gacanta & Doorka Haweenka (dhegayso | daawo)

Barashada Farsamada Gacanta & Doorka Haweenka (dhegayso | daawo)

Barashada Farsamada Gacantu ma aha mid ku kooban wiilasha oo kaliya. Gabdhuhu ayana qayb bay ka noqon karaan. Intaas kaliya ma aha e gabdhuhu waa Injineero. Waa farsamayaqaano. Waa cillad-bixiyaal.

La kulan Sacdiyo waa injineer qaabilsan qorrax-koronto-ka-dhalinta iyo tamarta la cusbooneysiiyo. Ku dayo Sacdiya oo dalkaaga ugu adeeg tamarta meel kasta daadsan sida qorraxda iyo dabeysha.

Hoos ka daawo:

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com