Waa sidee xaalada Guddoomiye Yariisow? (dhegayso)

Waa sidee xaalada Guddoomiye Yariisow? (dhegayso)

Xaalada dadkii ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho ee loo qaaday dalka Qatar ayaa soo hagaagaysa sida uu warbaahinta u sheegay safiirka Soomaaliya ee dakaasi Qatar C/risaaq Faarax Cali Taano.

dadkii ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho ee dalka Qatar loo qaaday waxaa ku jiray Guddoomiyaha Gobolka Baanadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow,Guddoomiyaha Degmada Warta-nabadda Seynab Xabsey iyo xubno kale oo ka tirsan Xafiiska Duqa Muqdisho.

Safiirka ayaa sheegay in xaalada Guddoomiye Yariisow ay soo hagaagtay ayna u yimaadeen eheladiisa si ay ula socdaan xaaladiisa caafimaad.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com