Balliyo Xareedsaday iyo Dooxooyin Doogsan (sawiro)!

Balliyo Xareedsaday iyo Dooxooyin Doogsan (sawiro)!

Inta badan gobolada Puntland waxaa si fiican ugu hooray roobkii gu’ga, buuxdhaafshayna balliyada iyo dooxooyinka dalka.

Masawirada hoose ee muujinaya doogga iyo bilicda deegaanada Puntland waxaa nala qaybsaday Xasan Heykal, xuquuqda masawiradana waxaa iska leh Guddoomiye/Samafale Tigey, Siciid Nadaara iyo Shareeco, ama hadba sida ay u kala xaq leeyihiin!

 

  

Arag Bogga 2aad — Page 2

PAGES

1 2 3

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 5
  • kamaalxasan 4 months

    Kamaa

  • fiican 2 years

    ubax

  • Alxamdullillaah Allaah ayaa mahadu uaugnaatay naga saaray qalqalkii abaataha

  • maasha allaah ilaahay baa noo nimceeyey al xamdu lillaah