Balliyo Xareedsaday iyo Dooxooyin Doogsan (sawiro)!

Inta badan gobolada Puntland waxaa si fiican ugu hooray roobkii gu’ga, buuxdhaafshayna balliyada iyo dooxooyinka dalka.

Masawirada hoose ee muujinaya doogga iyo bilicda deegaanada Puntland waxaa nala qaybsaday Xasan Heykal, xuquuqda masawiradana waxaa iska leh Guddoomiye/Samafale Tigey, Siciid Nadaara iyo Shareeco, ama hadba sida ay u kala xaq leeyihiin!

 

  

Arag Bogga 2aad — Page 2


Posted

in

by

Tags:

Comments

5 responses to “Balliyo Xareedsaday iyo Dooxooyin Doogsan (sawiro)!”

  1. kamaalxasan

    Kamaa

  2. Lamayaqaan

    Sawiro

  3. Alxamdullillaah Allaah ayaa mahadu uaugnaatay naga saaray qalqalkii abaataha

  4. maasha allaah ilaahay baa noo nimceeyey al xamdu lillaah

U Jawaab Xabiiba Ayanle Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com