HomeUncategorized

Baarlamaanka Puntland oo dood ka yeeshay lifaaqa xuliska Baarlamaanka ( Dhegayso)

Garoowe, July 23-2013, Mudanayaasha Baarlamaana ee Puntland oo maanta kulan ku yeeshay aqalka Baarlamaanka ayaa si weyn uga dooday lifaaq ka hadlaya soo xulista Xildhibaanadda bedeli doona kuwa hada jira.

DHAGEYSO: Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo gaaray Boosaaso, kana hadlay Wada hadalada Garoowe
Isimada gobolka shabeelaha hoose oo dowladda ku eedeyey inay hurinayso dagaalka (Dhegeyso)
Sarkaal u shaqaynayey hay?adda NRC oo caawa Galkacyo lagu dilay iyo raggii dilkaasi gaystay oo baxsaday.
Garoowe, July 23-2013, Mudanayaasha Baarlamaana ee Puntland oo maanta kulan ku yeeshay aqalka Baarlamaanka ayaa si weyn uga dooday lifaaq ka hadlaya soo xulista Xildhibaanadda bedeli doona kuwa hada jira.
?
Lifaaqan oo uu soo diyaariyey guddiga shuruucda ee baarlamaanka Puntland ayaa ka hadlaya Xildhibaanada cusub ee lagu bedeli doono kuwa haadan wakhtigoodu dhamaadka yahay.
?
Gudiga soo diyaariyey Warqadan ayaa sheegay in Xildhibaanadda cuusub ay ku imaan doonaan hab beeleedka ay hore Puntland wax ugu qaybsan jirtey.
?
Xildhibaanada barlamaanka ayaa kadib gudo galay dood ay ku yeelanayeen warqadaasi Lifaaqa ah waxay siyaabo kala duwan uga hadleen Lifaaqan.
?
Gudoomiyaha barlamaanka Puntland C/Rashiid Maxamed Xirsi ayaa dooda kadib ku dhawaaqay in maalinta berito la isugoo laabanayo go?aan ka gaarida Lifaaqaan.
?
Lifaaqan ay soo gudbiyeen gudiga shuruucda ee Baarlamaanka Puntland ayaa doorashooyinka soo socda ee Puntland ka dhigaysa kuwo loo maro nidaamkii qabiilka oo Puntland kasoo gudubtey balse hada lagu celiyey.
?
Diiwaanka Wararka
Radio Daljir
(B)
?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: