Baarlamaanka oo Ansixiyey Heshiiska Dowladda Dubai ee Dekedda Bossaso

Baarlamaanka oo Ansixiyey Heshiiska Dowladda Dubai ee Dekedda Bossaso

Baarlamaanka Dowladda Puntland ayaa ansixiyey heshiiska shirkadda P&O Ports ee Dekedda Bossaso. P&O Ports waxaa shirkad dowli ah oo ay leedahay Dowladda Dubai, hoostagtana shirkadda DPWorld.

Wasaaradda Dekadaha Puntland ayaa saaka Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland horgaysay heshiiskii Puntland iyo Dowladda Dubai.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Xuseen Cabdulqaadir (Axmed Sheekeeye), Daljir Garoowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com