Heshiiska Shiinaha (CCECC) iyo Dhismaha Gegida Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf oo la Ansixiyey

Heshiiska Shiinaha (CCECC) iyo Dhismaha Gegida Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf oo la Ansixiyey

Baarlamaanka Dowladda Puntland ayaa ansixiyey heshiiska shirkadda CCECC ee dalka Shiinaha. CCECC ayaa ah shirkad dowli ah, kuna jirta shirkadaha dhismayaasha ee adduunka ugu waaweyn. CCECC ayaa gegidaha diyaarada ee Bossaso galisay lacag dhan $12 milyan oo loo bixin doono badeeco kala badalasho ahaan.

Shirkadda CCEC ayaa hadana ku guulaysatay dhismaha gegida caalamiga ah ee Cabdullahi Yuusuf, lagana guurayo booskii hore oo loo guurayo meel magaalada ka baxsan, si loo dhiso tasiilaad u u dhammaystiran gegi caalami ah.

Dhismaha gegida Gaalkacyo ayaa CCECC waxay ku badalan doontaa shidaal, ayada oo hawsha shidaal baarista bilaabaysa isla waqtiga dhismaha gegida.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Xuseen Cabdulqaadir (Axmed Sheekeeye), Daljir Garoowe.

  1. Halkan RIIX hab dhismeedka gegida diyaaradaha caalamiga ah ee Cabdullaahi Yuusuf, Gaalkacyo
  2. Halkan RIIX hab dhismeedka gegida diyaaradaha caalamiga ah ee Cabdullaahi Yuusuf, Gaalkacyo
  3. Halkan RIIX hab dhismeedka gegida diyaaradaha caalamiga ah ee Cabdullaahi Yuusuf, Gaalkacyo
  4. Halkan RIIX hab dhismeedka gegida diyaaradaha caalamiga ah ee Cabdullaahi Yuusuf, Gaalkacyo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com