HomeUncategorized

Baahin: Salaasa, 6- AUG 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe

Madaxweyne Faroole oo ka hadlay xiriirka ay ujareen Dawlada Federalka, Prof Cabdiweli Gaas oo shaaciyey inuu u sharaxan yahay madaxweyne Puntland, Dawlada Federaalka oo heshiis la gashay shirkad Shiidaal, Khilaaf soo kala dhexgalay maamulka Khaatumo, Xildhibaano katirsan Dawlada Federalka oo Puntland soo gaadhey, & Cismaan Caato oo Muqdisho lagu aasay.

Baahin: Sabti, Jun 25, Weriye Adam Shardi ~ Daljir ~ Garowe. C/salaam Cali Saylaan, dambi-baare ka tirsanaa saraakiisha ciidanka Puntland oo lagu dilay Galkacyo; Meydka 2 nin oo la gawracay oo laga helay duleedka tuulada Yalho, Bari; G/sare Ibraahim M. Faarax ayaan ka waraysanay; Xuska 26-ka June; Maxamed Sugulle Maxamuud oo xubin ka ahaa SYL ayaan ka waraysanay.
Taariikh nololeedka madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump.
Dowladda oo dad u qabatay qaraxyadii xalay ee Muqdisho iyo Al-shabaab oo guul ka sheegtay

Madaxweyne Faroole oo ka hadlay xiriirka ay ujareen Dawlada Federalka, Prof Cabdiweli Gaas oo shaaciyey inuu u sharaxan yahay madaxweyne Puntland, Dawlada Federaalka oo heshiis la gashay shirkad Shiidaal, Khilaaf soo kala dhexgalay maamulka Khaatumo, Xildhibaano katirsan Dawlada Federalka oo Puntland soo gaadhey, & Cismaan Caato oo Muqdisho lagu aasay.?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: