HomeUncategorized

Baahin: Sabti, 28 SEP 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo

Puntland oo sheegtay inuu sugan yahay amaanka deegaanadeedda, Kulan looga hadlayey dhismaha garoonka diyaaradaha oo lagu qabtay Boosaaso, Bilayska Dekedda Boosaaso oo qabtay 25 qof oo ajaanib sharci daro ku kaluumaysanayey, Ra'isal Wasaare Saacid oo kulamo la qaatay masuuliyiinta sar sare ee dalka Turkiga, Golaha Wasiiradda DF oo kulan gaar ah ka yeeshay amaanka Muqdisho & Jowhar.

Dhagayso Ololaha dhismaha Isbital u gaar ah ciidamada difaaca Puntland oo meel-wanaagsan maraya.
Daawo Sawirradii aaskii loo sameeyey madaxweynihii hore ee Puntland General Cadde.
Shirkadaha xawilaadaha lacagaha looga soo diro Soomaaliya oo dadaal ugu jirta dib u furida akoonadii xanbibaadaha lagu soo roday

Puntland oo sheegtay inuu sugan yahay amaanka deegaanadeedda, Kulan looga hadlayey dhismaha garoonka diyaaradaha oo lagu qabtay Boosaaso, Bilayska Dekedda Boosaaso oo qabtay 25 qof oo ajaanib sharci daro ku kaluumaysanayey, Ra’isal Wasaare Saacid oo kulamo la qaatay masuuliyiinta sar sare ee dalka Turkiga, Golaha Wasiiradda DF oo kulan gaar ah ka yeeshay amaanka Muqdisho & Jowhar.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: