Baahin: Khamiis, 5 Dec, -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle

Qarax ka dhacay magaalada Boosaaso, Madaxweynaha Puntland oo cambaareeyey Qaraxa Boosaaso, Madaxda Dawlada Federalka oo weerar bahalnimo ah ugu yeeray Qaraxa Boosaaso, Gen Siciid Dheere oo sheegay inaan Caasimada gaadiid dagaal lala soo gali karin, Musharax Maxamed Cabdinuur oo la kulmay haweenka Puntland & Jaaliyadda Puntland ee Yurub oo cambaareeyey Qaraxa Boosaaso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com