Baahin: Khamiis 3 Oct -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle

Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya oo golaha wasiiradda warbixindheer kasiiyey safaro kuu ku tegey dalalka Turkga & Switzerland, Dawladaha Kenya & Soomaaliya oo xoojinaya dagaalka ay kula jiraan Al-shabaab, Wasaarada Xanaanada Xoolaha Puntland oo shir ku saabsan tayada caafimaadka waxyaabaha dibada laga keeno maanta soo afmeertay, Hay’ada wadooyinka Puntland oo dib u furatay wadooyin ay xanibeen roobabka dayrtu, Ciidamada amaanka ee maamulka Jubba oo magaalada Kismaayo kawada hawlgalo lagu sugayo amaanka magaalo xeebeedka Kismaayo, Maxkamada ciidamada Qalabka sida ee Xukumo ku ridey askar dil u geystey askar kale,?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com